Wareysi: Wasiirka Kheyraadka Somalia

0
1024

Dowlada Somalia ayaa sheegtey in xaaladd adag oo biyo yari ahi ay ka jirto magaalooyinka qaarkood iyo dhulka baadiyaha ah, ayna ku talo jirto mustaqbalka dhow in dadka qaarkood loo sameeyo biyo dhaamin iyo ceelal qodis si looga hortago dhibaato ka dhalankarto biyo la’aan.

Wasiirka Khayraadka iyo biyaha Somalia Saalim Caliyow Ibrow ayaa u joogo magaalada Washington shir sanadka sanadlaha ah ee arrimaha tamarta dalalka Africa ( Power in Africa) waxuuna Sahra Cabdi Axmed uga waramay caqabadaha xagga biyaha iyo tamarta ee haysta Somalia iyo dowladiisu waxey ka qabanayso.

VOA Somali