Xiisadda Siyaasadeed ee Soomaaliya oo Wali Taagan

0
819

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo waday oo moshin ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa mar kale ku celiyey baaq ay soo jeediyeen oo ahaa inuu is casilo guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari.

Jawaari ayaa isgau sheegay inuusan is casilayn, waxaana uu sheegya inuu diyaar u yahay in mooshinka ka dhanka ah loo qaadi cod. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbxintan kasoo diray Muqdisho.