Ku dhowaad 9,000 oo qoys ayaa ku barakacay fatahaado ku dhuftay magaalada Beledweyne iyo deegaanno ku xeeran.
Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo maalmihii u dambeeyey ka da’yey gobolka Hiiraan iyo qeybo ka tirsan dalka Ethiopia ayaa barakiciyay kumanaankan qoys ee ku noolaa xaafadaha magalada Baledweyne.
VOA Somali