Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga Doorashada ku matalaya Jubbaland iyo Puntland

0
294

Maamulada Jubbaland iyo Puntland oo horey uga biyo diidanaa magacaabista xubnaha guddiga doorashada Heer maamul goboleed ayaa ugu dambeesay soo magacaabay xubnaha guddiga ku matali lahaa kadib cadaadis xoogan oo uga yimid Beesha Caalamka.

Madaxda labada maamul goboleed ayaaana aqbalay dadaaladii uu waday Wakiilka Beesha Caalamka James Swan oo ku aadanaa xal u helida doorashada , waxa ayna labada Madaxweyne ugu dambeen aqbaleen in guddiga doorashada soo magacaabaan.

Halkan ka Akhriso Magacyada xubnaha labada maamul guddiga ku matalaya