Xukuumada oo soo saartay Amar ku socda Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya

0
261

Wasaarada Shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ku socda Shaqaalaha dowlada si looga hortago faafitaanka cudurka Carona Virus oo mar kale dalka kusoo laabtay kuna sii faafaya.

Qoraalka kasoo baxay Wasaarada Shaqada ayaa lagu faray dhaqaalaha rayidka dowlada in ay joojiyaan isu imaatinka sidoo kale ay xirtaan waji xir iyo gacmi gashi sidoo kale raacaan talaabooyinka kahor taga cudurkan safmarka ah.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaarada Shaqada