Kangana Ranaut Oo Filimkeeda Xiga Ku Matali Doono Hooyo 85-Jir Ah
Atirisha heesato abaal marinta National Film Awards Kangana Ranaut ayaa filimkeeda taageerayaasheeda kaga yaaban doonto.
Waayo warbixin cusub ayaa lagu sheegay in Kangana Ranaut filim...
Suniel Shetty “Bollywood-ka Waa Inay Sameeyaan Aflaan Badan Oo Sida Mary Kom Oo Kale”
Action Hero Suniel Shetty ayaa ku booriyay filim sameeyayaasha iyo kuwa aflaanta maal galiyaan inay la imaadaan sheekooyin tayo wanaagsan sidoo kalena fariin adag...
RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimacaha) Qeybta 8aad
Qeybta 8aad
''Wallee waa run dhibaatada ka weyn maxay tahay gurigaaga oo duma..? ayay tiri Naagtii kale oo iyaduna cabsi ka muuqato.
'' Fool xumada uu...
Halkan ka Daawo Goos Gooska Filimka Bruce Lee
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=yFzCbgr-bgs]
VIDEO:Ma Ogtahay In Arjun Rampal Uu Shaashada La Wadaagay Atirishada Hollywood-Ka Ka Tirsan Nicole...
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=qBD3bGup4F4]
Filim kasta Baahubali Ma Noqon Karo… Maxay tahay sababta?
4-bilood ka hor filimka Baahubali wuxuu dhigay rikoor caalami ah wuxuuna noqday filimkii ugu horeeyay ee reer Koonfur Hindiya sameeyaan kaasi oo 100 Crore...
Waa sidee xaalada jilaaga John Abraham?
Action Hero John Abraham ayaa lagu sameeyay qaliin dhanka jilibka ah wuxuuna soo bandhigay xidigan sawir asigoo xaalad soo kabasho ku sugan.
John dhaawac halis...
Jilaaga Amir Khan ma daawan doono filimka cusub ee walaalkiisa.
Mudo dheer kadib Faisal Khan waxaa maalinta Jimcada ah tiyaatarada loo saari doonaa filim cusub oo lagu magacaabo Chinar: Daastaan-E-Ishq.
Laakiin Faisal Khan ayaa sheegay in...
Salman Khan oo wacad ku maray inuu wiilkiisa caan ka dhigi doono, Muxuu adeegsan...
Super Star Salman Khan ayaa si rasmi ah u sheegay inuu xidiga dhalinta yar Ahaan Shetty isaga soo caan bixin doono sidoo kalena filim...
Suldan Salman Iyo Amiiradiisa Sonam Oo Laga Soo Bandhigay Hees Cusub Filimkooda PRDP (+Video)
Markale lama sugi doono heesta xiisaha badan ee filimka Prem Ratan Dhan Payo magaciisa ayaa daaha laga qaaday waana hees si wacan uu usoo...
Salman Khan Ma Wuxuu Ku Faraxsan Yahay Jabka Soo Gaaray Kangana Ranaut!!
Times of India ayaa shaaca ka qaaday arin xiiso badan waxayna kasoo xigatay shabada Bollywood Life, arinkan ayaa ah in Kangana Ranaut iyo Salman...
Shandaar Vs Tamasha Filimkee Ayaa Lacago Badan Soo Xareen Doono
Filimada Shandaar iyo Tamasha waa labo filim oo siweyn loo sugaayo sidoo kalena ay hogaamiyaal ka yihiin xidigo Bollywood-ka shacbiyad balaaran ku leh.
Filimka Shandaar...
Xidigaha Bollywood-ka Ee Is Dhaleen Iyo Sida Muuqaal Ahaan La Isugu Soo Qaban Karo...
Waa arin dabiici ah in dadka iska dhalay la isku soo qabto muuqaal ahaan xitaa ay mararka qaar aad isugu ekaadaan, sidaa darteed kumaba...
Daawo Filimka Kis Kisko Pyaar Karu Iyo Sida Uu Kapil Sharma Kaaga Yaabin Doono...
Shactiroole Kapil Sharma filimkiisii ugu horeeyay Kis Kisko Pyaar Karu wuxu noqday mid guul weyn gaaray sidoo kalena sheeko ahaan aad looga helay.
Hadaba maanta waxaan idiin...
Waa Kuwee 10-ka Atoore Ee Ee Lacagaha Ugu Badan Filimada Bollywood-ka Ah Ku Sameeyaan...
Inta badan aqristayaasha shabada ayaa si joogto ah nooga codsadaan inaan la wadaagno 10-ka atoore ee xiligan Bollywood-ka lacagaha ugu badan filimada ku sameeyaan.
Hadaba...