Salman Khan oo wacad ku maray inuu wiilkiisa caan ka dhigi doono, Muxuu adeegsan...
Super Star Salman Khan ayaa si rasmi ah u sheegay inuu xidiga dhalinta yar Ahaan Shetty isaga soo caan bixin doono sidoo kalena filim...
Suniel Shetty “Bollywood-ka Waa Inay Sameeyaan Aflaan Badan Oo Sida Mary Kom Oo Kale”
Action Hero Suniel Shetty ayaa ku booriyay filim sameeyayaasha iyo kuwa aflaanta maal galiyaan inay la imaadaan sheekooyin tayo wanaagsan sidoo kalena fariin adag...
Rasmi Shahid, Saif Iyo Kangana Filimkooda Rangoon Oo Shaaca Laga Qaaday Xiliga La Daawan...
Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday filimka weyn Rangoon oo ay Shahid Kapoor, Saif Ali Khan iyo Kangana Ranaut hogaamiyaha ka yihiin xiliga...
Filimada Singh Is Bling Iyo Talvar Oo Boxoffice-ka Si Adag Ugu Loolamayo
Labada filim ee haatan tiyaatarada wada saaran Singh Is Bling iyo Talvar ayaa iska daba imaan rabaan waxaana ka dhaxeeyo loolan xoogan dhanka lacagaha.
Akshay...
3-Khans Iyo Mid Walbo Aflaanta Hit-ka U Ah Ee Uu Kaligiis Atoore Kowaad Ka...
Shah Rukh Khan, Salman Khan iyo Aamir Khan awooda Bollywood-ka iyaga ayay ku kooban tahay 25-sano ee ugu dambeesay.
Waana sedexda atoore ee si joogto...
Aishwarya Rai “Hada Ayaa Ogaaday Hooyo Walbo Oo Fanka Ka Tirsan Dhibka Ay Marto!”
Mudo 5-sano kadib ayay Bollywood-ka dib ugu soo laabatay Aishwarya Rai Bachchan waxaana xidigtan usoo baxay filimka sheekadiisa la wada amaanay Jazbaa.
Xidigtan waaya araga...
Salman Khan Oo Ay Dhac U Geesteen 4-Gabdhood Iyo Hantida Laga Qaatay!!
Inaba caadi ma ahan aqbaarta maanta aan idiin heyno madaama Super Star Salman Khan ay dhac u geesteen 4-gabdhood oo aan heybtooda la aqoonin.
Salman...
Ajay Devgan Shirkadiisa Oo Dhanka Farsamada Ka Caawin Doonto Filimada PRD, Tamasha Iyo Dilwale
Shirkada weyn ee Super Star Ajay Devgan iska leeyahay sidoo kalena ka shaqeyso sida filimada loogu sameeyo barnaamijka VFX kaasi oo ah aalada casriga...
Atoorayaal Iyo Atirishooyin Isku Cusub Oo Markii Ugu Horeesay Filim Ka Wada Shaqeenayaan (+Sawiro)
Inta badan Bollywood-ka waxay shaqo dhex martaa shaqsiyaad aqoon fiican isku leh sidoo kalena nasiibkooda isku fiican yahay.
Balse maanta waxaan idiin heynaa 10 atoore...
Ma Ogtahay Aqristow In Aishwarya Rai Ay Ku Guuleesan Laheyn Abaal Marinada Filmfare Iyo...
Kusoo dhawaada aqristayaasha sharafta leh waa markale iyo barnaamijkeenii ma ogtahay, waayo waxaan idinka balan qaadnay in todobaadkii hal maalin oo dheeri ah aan...
Jilaaga Amir Khan ma daawan doono filimka cusub ee walaalkiisa.
Mudo dheer kadib Faisal Khan waxaa maalinta Jimcada ah tiyaatarada loo saari doonaa filim cusub oo lagu magacaabo Chinar: Daastaan-E-Ishq.
Laakiin Faisal Khan ayaa sheegay in...
Irfan Khan Iyo Kangana Ranaut Oo Markii Ugu Horeesay Hal Filim Wada Sameyn Doonaan
Director Ketan Mehta ayaa shaaca ka qaaday in filimkiisa xiga ay wada jili doonaan labada heestaan abaal marinta National Film Awards Irfan Khan iyo Kangana...
Salman Khan Ma Wuxuu Ku Faraxsan Yahay Jabka Soo Gaaray Kangana Ranaut!!
Times of India ayaa shaaca ka qaaday arin xiiso badan waxayna kasoo xigatay shabada Bollywood Life, arinkan ayaa ah in Kangana Ranaut iyo Salman...
Halkan ka Daawo Goos Gooska Filimka Bruce Lee
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=yFzCbgr-bgs]
7-Atirisho Oo Lala Xariiriyay In Salman Ay Filimka Sultan La Jili Doonaan (+Sawiro)
Salman Khan wuxuu diyaar garow xoogan ugu jiraa duubista filimkiisa cusub Dangal oo si rasmi ah loo amba qaadi doono horaanta bisha November ee...