Aishwarya Rai “Hada Ayaa Ogaaday Hooyo Walbo Oo Fanka Ka Tirsan Dhibka Ay Marto!”
Mudo 5-sano kadib ayay Bollywood-ka dib ugu soo laabatay Aishwarya Rai Bachchan waxaana xidigtan usoo baxay filimka sheekadiisa la wada amaanay Jazbaa.
Xidigtan waaya araga...
DHOOF JACEYL U DARANAA ‘SHEEKO CUSUB”
Qeybtii 1 aad
Waa subaxnimo arooryaa jawiga waa xili roobaad cirka waxaa laga maqlaya gugac, saxansaxo udgoon baa la dareymaa saacado kadib halmar waxaa soo...
Taariikh Nololeedka Director-ka Ugu Awooda Badan Hollywood-ka James Cameron (+Sawiro)
James Francis Cameron waa filim sameeye u dhashay dalka Canada, sidoo kalena waa Ingineer, bad maax sidoo kalena ah shaqsi u gar gaaro dadka...
RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimacaha) Qeybta:6aad
Qeybtii 6-aad.
''Markii labaad ee aan sigtay wax sidaas u weyn ma ahayn maalintaa..?'' ayay hadalkii ku bilowday Marwo Suleeqa, ''sida caadada ii ahayd...
Hees Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filimka Tamasha Ranbir Iyo Deepika Waaba La Isugu...
Heesta Matargashti sida loo habeeyay iyo qaabka loo duubay waxaa lagu muujiyay in Bollywood-ka ay ka go’an tahay inay wax cusub la imaadaan.
Waa laga...
Ma Ogtahay In 7-Lamaane Oo Xiriirkoodii Horey U Dhamaaday Balse Siweyn Loo Xiiseenayo Inay...
Waxaan maanta barnaamijkeena Ma Ogtahay qaas uga dhignay inaan kaga hadal qaar ka mid ah xidigaha Bollywood-ka ee xiriir jeceyl dhex maray mid muuqday iyo...
Atoorayaal Iyo Atirishooyin Isku Cusub Oo Markii Ugu Horeesay Filim Ka Wada Shaqeenayaan (+Sawiro)
Inta badan Bollywood-ka waxay shaqo dhex martaa shaqsiyaad aqoon fiican isku leh sidoo kalena nasiibkooda isku fiican yahay.
Balse maanta waxaan idiin heynaa 10 atoore...
Ajay Devgan Shirkadiisa Oo Dhanka Farsamada Ka Caawin Doonto Filimada PRD, Tamasha Iyo Dilwale
Shirkada weyn ee Super Star Ajay Devgan iska leeyahay sidoo kalena ka shaqeyso sida filimada loogu sameeyo barnaamijka VFX kaasi oo ah aalada casriga...
Maxaa Ka Xiiso Badan SRK Iyo Ram Charan Oo Kulan Wada Qaateen (+Sawiro)
Labada Super Star ee aan kala dhicin Shah Rukh Khan oo Bollywood-ka hormuud u ah iyo Ram Charan oo Tollywood hogaamiye u ah ayaa...
Rasmi Filimka Welcome Back Iyo Nataaijada UU Boxoffice-ka Ka Noqday
4 bishii September waa tiyaatarada la saaray filimkii shactirada badnaa Welcome Back oo ay hogaamiye ka ahaayeen Anil Kapoor, John Abraham, Nana Patekar iyo...
Filimada Singh Is Bling Iyo Talvar Oo Boxoffice-ka Si Adag Ugu Loolamayo
Labada filim ee haatan tiyaatarada wada saaran Singh Is Bling iyo Talvar ayaa iska daba imaan rabaan waxaana ka dhaxeeyo loolan xoogan dhanka lacagaha.
Akshay...
Ma Ogtahay Aqristow In Aishwarya Rai Ay Ku Guuleesan Laheyn Abaal Marinada Filmfare Iyo...
Kusoo dhawaada aqristayaasha sharafta leh waa markale iyo barnaamijkeenii ma ogtahay, waayo waxaan idinka balan qaadnay in todobaadkii hal maalin oo dheeri ah aan...
Daawo Filimka Singh Is Bling Oo Dhameestiran Iyo Shactirada Akki (+Video)
Waxaan maanta idiin heynaa filimka weyn Singh Is Bling ee weli tiyaatarada saaran asigoo dhameestiran.
Filimkan shactirada badan waxaa si wacan loogu amaanay Akshay Kumar...
Irfan Khan Iyo Kangana Ranaut Oo Markii Ugu Horeesay Hal Filim Wada Sameyn Doonaan
Director Ketan Mehta ayaa shaaca ka qaaday in filimkiisa xiga ay wada jili doonaan labada heestaan abaal marinta National Film Awards Irfan Khan iyo Kangana...
Salman Khan Oo Ay Dhac U Geesteen 4-Gabdhood Iyo Hantida Laga Qaatay!!
Inaba caadi ma ahan aqbaarta maanta aan idiin heyno madaama Super Star Salman Khan ay dhac u geesteen 4-gabdhood oo aan heybtooda la aqoonin.
Salman...