Wareysi: Wariye Aamina Muuse oo Ka Hadleysa Taariikhda Wariye Cawke

        Dhegeyso aamino Muuse Wehliye oo ka hadleysa taariikhda Axmed Xasan Cawke http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2015/11/Wareysi-Aamina-Muuse-Wehliye-Cawke.mp3

War deg deg ah:GalMudug oo la wareegtey deegaanka Camaara

Wararka laga helayo deegaanka Camaara ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ay maanta  la wareegeen deegaankaasi. Wararka ayaa sheegaya in dagaal yahanada Alshabaab...

Dhegeyso:Barnaamijka Nashada Jimcaha ee Markacadeey.com

Dhamaan Booqdayaasha Web site-kan Markacadeey.com, waxaan ugu talo galney barnaamijyo kala duwan, si aan u daboolno doonista akhristayaasheena, sidaasi darteed Webka oo lagu soo...

DHEGEYSO RADIO MARKACADEEY – LIVE NOW- SUUGAAN

https://mixlr.com/users/4171258/embed?autoplay=truemarkacadeey Live is on Mixlr Dhegeyso Radio Markacadeey (markacadeey.com) oo si toos ah Hawada ugu jira Suugaan Macaan ayaa ka socota, iyadoo dhowaana uu bilaabo...

Radio Markacadeey Live (DHEGEYSO HADDA TOOS)

https://mixlr.com/users/4171258/embed?autoplay=truemarkacadeey Live is on Mixlr DHowaan waxaan si toos ah Hawada u soo gelin doonna Radio Markacadeey oo si toos LIve ah aad u dhegeysan...

Dhegeyso Wareysi Khasaaraha Dagaalkii ka dhacay Hawdka Nugaal iyo Burtinle.

Dhegeyso wareysi ku saabsan dagaalkii maanta ee deegaanada Xoore iyo Yaygalo Qoriley ka dhacay, Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo waxyeelada soo kala gaartey dhinacyada...

Maqal : RW. Cumar Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Qoriley.

Ugu horeen waxa uu ka hadlay dagaal beeleedyo ka dhacay deegaanka Qorilley ee gobalka Sool, isaga oo sheegay in ka xukuumad ahaan ay aad...

“Hawiye dad na jecel maaha, Sharcigana wey ku tumanayaan…” Xildhibaanada Puntland

Xildhibaanadda baarlamaanka ee maamulka Puntland oo maalmahan ka doodayey Siyaasadaha Muqdisho iyo Garoowe ayaa maanta yeeshay doodii ugu adkayd oo ku saabsan arintaasi. Mid kamid...

Dhegeyso Xildhibaanada ka hor yimid ka noqoshada Mooshinka Madaxweynaha

Waxaa soo badanaya xildhibaanada Baarlamaanka ee ka hor imaanaya go'aankii gudoomiyaha golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed, Prof Jawaari uu ku shaaciyay in laga laabtey mooshinkii...

Latest News

Qodobada ay ka wadahadleen Xoghayaha Arr. Debedda UK iyo Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly ayaa khadka isgaadhsiinta kaga wada hadlay, qodobo ay ka...

Tahriibeyaal Soomaali ah oo ku dhintay badda Giriigga

Ugu yaraan 22 qof oo Soomaali ah oo u badan dumar ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen xeebta dalka Giriigga, kaddib...

Taliye cusub oo maanta loo magacaabay BANAADIR kadib dilkii Farxaan Qaroole

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Generaal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta magacaabay taliyaha qaybta guud ee  Booliska gobolka Banaadir,...

QM Oo Ku Baaqday In La Baaro Tahriibayaal Liibiya Ku Dhintay Ka Dib Markii...

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Axaddii wuxuu cambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka...

Khasaaraha Al-Shabaab ku gaaray dagaalkii shalay ‘oo maraya 100 dhimasho ah’

Xog cusub ayaa laga helayaa khasaaraha kooxda Al-Shabaab ay ka kulmeen dagaal shalay ka dhacay deegaanka ee Macawiisleyda ku leeyihiin deegaanka Jicibow,...

Xasan Sheekh oo baabi’iyey laba guddi oo uu sharci darro kuodhisay 0l9 Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kala diray Golaha Adeega Qarsoorka Qaranka iyo Xubnaha Guddiga La-dagaalanka musuqmaasuqa, kuwaasi oo la...