6 Siyaabood Oo Aad Iskaga Caabin Karto Gabowga –
Ruux kasta oo da’diisu dhalinyaronimo ka gudubto waxaa ku bilowda warwar hor leh oo uu ka qabo gabowga iyo duruufihiisa, gaar ahaan dhinaca caafimaadka...
Maxaa keena Indhaha Hoostooda Haraaha ka muuqda, Sideese loo xalin karaa?
Maku dhibaan madowga iyo haraaha kasoo muuqda indhaha hoostooda (dark circles under the eyes). Haraaha indhaha ayaa ku ekeysiiya qof weyn oo da'daada mid...
Maxaa Sababa Dil-dilaaca Jirka, Mase la daweyn karaa?
Waa maxay Dildilaaca Jirka?
Dildilaaca jirka ama 'Stretch Marks' waa diilmo kasoo baxa jirka inta hoose, naasaha, gacamaha inta kore, canjirada, iyo kubka. Dildilaaca jirka...
5 Cunto Oo U Fiican Dumarka
Shukulaatada Madow
Ma ahan oo kaliya in dumurku jecel yihin shukulaatada waxa ey kaloo u fiicantahay dhiiga oo isku dhigin ayadoo kugu caawisa inaa xinjiriha...
MAXAA KU KALIFA GABDHAHA CADEYNTA JIRKOODA?
Doqon iyo habeen ba madow' had iyo goor halheyskaas ayaan ka maqli jiray markan arko gabar Somali ah oo difaceysa ama ka doodeysa sababtay...
Waad Ka Qurux Badantahay Sidaad Isku Aragtid
Shirkada ku caan baxday saabuunta lagu quweeysto/meydho ee Dove ayaa taas beensay markey tijaabo galisay.
Shirkadan ayaa shaqleysisay xirfadeyste sawira dadka dambiga gala oo aan...
Cunto Si Dabiici Ah Timaha Korniimo Iyo Caafimaad Siiya
Shaambada iyo jilcisdada (conditioner) dhinac iska dhag. Cuntada aad qaadatid ayaa dheef (protien) u noqonta timahaaga, taasoo korniimo iyo timo caafimaad qabta ku siisa....