Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)
Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi.
Nasteexo...
Fannaaniinta Axmed Rasta iyo Hodan C/raxmaan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)
Fannaaniinta Axmed Rasta iyo Hodan C/raxmaan ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaa soo dhaweeyay wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta ,...
Daawo: Farxiyo Kabayare oo
https://youtu.be/VM4SuR5d1Y8
HEES CUSUB FARXIYA KABAYARE NAFTA KU OOMAN
https://youtu.be/jN9JfK1N5y8
HEES SHUKRI FANAANKA DAYAX DALNUURSHE
https://youtu.be/bCDNn16Iz94
Video:Nimcaan Hillaac Oo Gil-gilay Garoonka Borama Stadium, Muxuu Sameeyay, Bal Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=JqO80PC1mtU
VIDEO:HEES CUSUB JIRJIROOLE CABDI HEELO 2015(DAAWO)
https://youtu.be/5WnGXbViNjE
FANAANKA BK:” Aniga Facebook ma lihi, Mana aflagaadeyn Somalia.. DAAWO MUUQAAL”
Maxamed Siciid BK oo ka mid ah hobolada kooxda Xidigaha geeska Afrika oo dhowaan markii qaar ka mid ah fanaaniinta kooxdaasi la xirey ay...
Dhegeyso:Barnaamijka Nashada Jimcaha ee Markacadeey.com
Dhamaan Booqdayaasha Web site-kan Markacadeey.com, waxaan ugu talo galney barnaamijyo kala duwan, si aan u daboolno doonista akhristayaasheena, sidaasi darteed Webka oo lagu soo...
RADIO MARKA
...
// Powered by Cincopa Video Hosting for Business solution.RADIO MARKACADEEYRADIO MARKACADEEY
DAAWO HEES: XASAN HUBUROW ABAAY DOWEEY
https://youtu.be/aVS_7dmZ9Yw
DAAWO: FARXIYO KABAYARE OO SI YAAB LEH UGU JAWAABTAY NIMCO DEGAN
Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa jawaab usoo dirtay Fanaan Nimco Degen oo ka soo jeeda Somaliland oo ku faraxday, taageerteyna xariga Xidigaha Geeska aflagaadana u...
Fanaaniintii lagu xiray Magaalada Hargeysa oo la sii daayay
Waxaa maanta Xabsiga Dhexe Hargeysa laga sii daayay Nimcaan C/raxmaan Xasan, Maxamed Axmed Bakaal, C/raxmaan Caydiid Cabdi iyo Xamda Cabdi Kiinaal, xilli Axadii lagu...
Maxkamadda Hargeysa oo sheegtay in sifo aan sharci ahayn lagu soo xiray Fanaaniinta Xidigaha...
Afar ka mid ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Axadii lagu xiray Magaalada Hargeysa, ayaa maanta la horkeenay Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex, si ay kiiskooda...
Xiddigaha Geeska: Taliye Caadi Iska Dhig. Qalinkii Yusuf Garaad
Xarig fannaan kuma cusba Soomaalida. Hadraawi iyo Cabdi-Qays ayaa nool. Cabdulle Raage ayaa na soo maray. Liisku waa dheer yahay.
Sida maanta oo kale, waxaa...