Japan oo $10,000 ugu deeqday dadka laga soo celinayo Dhadhaab
Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa soo dhaqeysay deeq lacageed oo ka soo gaartay Dowladda Japan,taas oo loogu talagalay in wax...
Taliyaha asluubta oo u hanjabay dadka dhisanaya dhulka Ciidanka
Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dadka rayidka ah ee dhisanaya dhulka Ciidanka Asluubta eek u...
Daawo Sawirrada Weerarka Hotel Dayax oo Soo Afjarmay
Qaraxyo iyo Weerar ayaa ka socda Hotelka Dayax ee Muqdisho,weerarka ayaa ku billowday Gaari laga buuxiyay walxaha qarxa,waxaana gudaha galay Rag hubeysan.
Rasaas ayaa la...
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo fariin u diray Daacish
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Ciidamada Puntland ku amaanay sida geesinimada leh oo ay kaga guuleysteen sida uu sheegay Kooxda Daacish...
Itoobiya oo iibsaneysa 720,000 Tan oo Qamadi ah
Waaxda iibka Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay u baahan tahay 720,000, oo Tan oo Qamadi ah,waxaan Dowladda ay sheegtay in dalabkeeda uu...
Zlatan Ibrahimovic Oo Ka Hadlay Ciyaariyahanka Uu Ku Dayan Jiray Yaraantiisa & Kulankii Ugu...
Weeraryahanka Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa shaaca ka qaaday inuu eegan jiray Luiz Nazario De Lima Ronaldo markii uu yaraa isla markaana uu jeclaa...
Nin Kenyan ah oo 10-sano oo Xabsi ah lagu xukumay, kadib markii lagu eedeeyay...
Qareenku waxaa uu sheegay in uu raadinayay Guri raqiis ah oo uu ka kireysto Mandhera maadaama maalintiiba ay ka baxayesay 200 Shilinka Kenya ah,uuna...
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray Baydhabo
Waxaa goor dhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka...
Sam Allardyce oo John Terry ugu baaqay in uu ku soo laabto Xulka dalka...
Tababaraha xulka England ayaa albaabada u furay difaacyahanka John Terry oo muddo ka hor ka fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah.
Allardyce ayaa sheegay in Terry oo...
Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)
Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi.
Nasteexo...
200 ilaa 250 joog oo dareeska milatariga Soomaaliya oo lagu qabtey magaalada Gaalkacyo
Cadaado, 16 July 2016---Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 14-,kii bishan July magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu qabtey dareeska milatariga Soomaaliya...
SAWIRADA: Madaxweynaha oo daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan), kaas oo noqonayaa midkii ugu horeeyay...
Wafdigii Britain ee Muqdisho yimid, maxay kala hadleen dowlada Soomaaliya(Sawiro).
Muqdisho,(Markacadeey):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain Philip Hammond oo booqasho...
Qaraxii Daallo Dadkii loo heystey oo la Xuukumey Maanta. (DAAWO)
Maxkamadda Darajada koowaad ayaa maanta xukuntay eedeysanayaal loo heystay in ay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Diyaaradda Daallo Airline 2-bishii Febaury ee sanadkaan.
Gaashaanle sare...
Somali MP calls for an end to Beledweyne tribal violence
A Member of Somali Parliament Dahir Amin Jesow has on Thursday appealed for an immediate ceasefire in the deadly tribal battle in Beledweyne town,...