RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 7aad
Qeybta 7aad
"Alla Nasiib Xumadeydaa maalintaasi...!! ayay tiri Naagtii kale iyadoo ay wejigeeda ka muuqato cabsi."
Intey Marwo Suleeqa ilko cadeysay ayay halkii ka waday...
DHOOF JACEYL U DARANAA ‘SHEEKO CUSUB”
Qeybtii 1 aad
Waa subaxnimo arooryaa jawiga waa xili roobaad cirka waxaa laga maqlaya gugac, saxansaxo udgoon baa la dareymaa saacado kadib halmar waxaa soo...
RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimacaha) Qeybta:6aad
Qeybtii 6-aad.
''Markii labaad ee aan sigtay wax sidaas u weyn ma ahayn maalintaa..?'' ayay hadalkii ku bilowday Marwo Suleeqa, ''sida caadada ii ahayd...
RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) qeybta 5aad
Qeybtii 5-aad.
"Armuu la sheekeystay oo i warsaday gabadha, in aan baxo iyo in kale...?!….Haddii ay baxdo goormey soo noqotaa...?….Ma kuu sheegtay meesh ay...
RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 4aad
Qeybtii 4-aad.
''Cajiib.....! waxaan iska ilaalin jiray in Asxaabteyda ay ogaadeen in ley qabo..!'' ayuu yiri Cumar oo sheekada wax ka dhageysanayey, isagoo la yaaban...
Dawacooy Afku Dufanleey (Sheeko Xariir) By: Maxamed Sheekh
Reer-miyiga Soomaalidu waxay leeyihiin sheekooyin falsafadeysan oo intooda badan ka hadla bay’addooda ayna jilayaal uga dhigaan xayawaannada dhulka kula nool ee uu dugaaggu ka...
RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybtii 3aad
Qeybtii 3aad
"Ninka aan ilmaha u dhalay, waa midka aan hada is qabnee, markii aan is guursaneynay waan cunaayey qaadka, Sigaarkana waan cabaayey, waxaana qaadka...
RUNTU WAA XAL DHAB AH Qeybata 2aad
Markii cabaar la kala aamusnaa oo ay hablihii gowska ku bilaabeen qaadkii, ayaa Marwo Suleeqa si degan ku tiri: '' Ma leydin ku ogyahay...
RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta: 1aad
Qeybtii 1aad.
Markii ay dhamaatay qado sharaftii naloo sameeyay ee casuumaadda ahayd, ayaa naloo goglay qolka fadhiga ah si aan u Qayilno, maalintaasna, dadkeynaan la...
YAAB: QOYS SOOMAALIYEED OO AAS U SAMEEYAY MUKULAAL SHIL KU DHIMATEY
Qoyskan Somaliyeed oo degan Magaalada London, ayaa aas u sameeyay bisad rabaayad u ahayd, ka gadaal markii shil baabuur ay ku dhimatay.
Qoyskan, ayaa waxaa...
Sheeko cajiib ah “Raga faankooda Iyo Dumarka Fiira dheeridooda
Saddex wiil ayay ahaayeen Waa guur-doon. Waa loollan. Gabadhu waa Shukri. Garasho iyo leh gar-soor. Waa bilic muuqato iyo billad loo tartamo.
Gabadha la yiraa...