Man City vs Man United – Pep & Jose Oo U Dagaalamaya Afarta Sare
Manchester City ayaa soo dhaweyneysa dhigeeda Manchester United kulan ka tirsan horyaalka xilli labada kooxoodba ay dagaal ugu jiraan sidii ay ugu dhameysan lahaayeen...
Jubbaland oo Garoonka Waamo dib u furtey.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta oo Arbaco ah si rasmi ah u furay garoonka kubada Cagta ee Waamo kaas oo...
Hordhac: Arsenal vs Manchester City – Gunners & Citizens Kooxdee Finalka FA Cup-ka Kula...
Arsenal ayaa ah kooxda martida loo yahay waxaana la joogaa garoonka Wembley oo ay labada kooxba iska laheyn balse sharci ahaan Gunners ayuu minankeeda...
Neymar Junior Oo Soo Bandhigay Sadexda Weeraryahan Oo Uu Doorbido, Miyey Kuma Jiraan Suarez,...
Weeraryahanka Barcelona Neymar Junior ayaa soo bandhigay jaceylka uu u qabo da’yarka Man City Gabriel Jesus, sidoo kalana wuxuu heer wacan ku qiimeeyay Antoine Griezmann...
Manuel Neuer Oo Laga Yaabo Inuu Seego Inta Ka Dhiman Xili Ciyaareedkaan Kadib Jab...
Musiibada Bayern Munich ayaa sii weynaaneysa iyadoo ay macquul tahay iney waayaan adeega goolhaye Manuel Neuer inta ka dhiman xili ciyaareedkaan kadib markii uu cagta...
Waxey Aheyd Dhac, Mahadsanid Garsoore” & Hadaladii Ay Ribery, Thiago, Robben & Vidal Kaga...
Bayern Munich ayaa si daran loogu reebay garoonka Santiago Bernabeu markii 4-2 guuldaro ah ay kala kulantay kooxda Real Madrid kulan ka tirsan Champions...
Hordhac: Middlesbrough v Arsenal – Ka Dib Xasuuqii Ka Soo Gaaray Crystal Palace Isniintii...
Kulanka: Middlesbrough v Arsenal
Garoonka: Riverside
Waqtiga: 10pm Saacada Geeska Afrika
Garsoore Anthony Taylor
Arsène Wenger ayaa ku fekeri kara inuu dhibaatooyin ku wajahayo...
Kala Sareynta Tartanka Abaalmarinta Kabta Dahab Yurub Ee European Golden Shoe – Lionel Messi...
Ka dib labadii gool ee uu dhaliyay Lionel Messi kulankii ay xalayto ka badiyeen kooxda Real Sociedad ayaa keentay inuu sii xajisto hogaanka uu...
Haddii Vincent Kompany Uu Si Joogto Ah Qayb Uga Soo Ahaan Safka Kooxda Guardiola...
Xidigii hore kooxda Liverpool iyo xulka qaranka England ee Steven Gerrard ahna falaqeeye ka howl gala shabakada BT Sport ayaa qiray in maqnaanshiyaha Vincent...
Shaqsigii Ka Dambeeyay & Go’aankii Ay Manchester City Ku Diiday Saxiixa Paulo Dybala Kulana...
Manchester City ayaa fursad u heshay iney lasoo saxiixato da’yarka Juventus iyo qaranka Argentina Paulo Dybala laba sano ka hor, kaliya 30 Malyan ayeyna...
REKOODH: Arsenal Oo Alexis Sanchez Ka Dhigaysa Ciyaartoyga Horyaalka Premier Leaque-ga Ugu Mushaarka Badan...
Kooxda Arsenal ayaa wada qorshe ay ku samaynayso rekoodh ayna waligeed gaadhin waxayna Alexis Sanchez u jabinaysaa rekoodhkii mushaar bixinta kooxdeeda iyada oo waliba...
RASMI:Liiska Ciyaartoyda Da’yarta Ah Ee Ku Tartami Doonta Abaal Marinta Wiilka Dahabiga Ah Ee...
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay liiska ciyaartoyda da’yarta ah ee sanadkan 2017 u tartami doona abaal marinta wiilka dahabiga ah ee Golden boy-ga....
Morata → Chelsea, De Gea → Real Madrid, Kroos → United & Wararkii Ugu...
Arsenal ayaa wahadal la gashay tababaraha Juventus Max Allegri madama aan la hubin mustaqbalka tababare Arsene Wenger. (The Sun)
Weeraryahanka Man United Zlatan Ibrahimovic, kaas...
RASMI: Liiska Musharaxiinta Da’yarka Xili Ciyaareedka Premier League Oo Lasoo Saaray, Ayaase Ku Jira...
Si la mid ah musharaxiinta xidiga ugu fiican Premier League xili ciyaareedka abaalmarinta ay bixiyaan ururka xirfadlayaasha kubadda cagta ee horyaalka ayaa lasoo saaray...
Daawo: Farsamooyinka Ozil vs Kante vs Coutinho vs Pogba vs Iniesta vs Modric Iyo...
Xiddigaha Khadka dhexe ayaa ka mid ah xiddigaha ay muhiimada weyn saarantahay marka loo eego ciyaarta dhexdeeda maadam iyaga looga baahanyahay in ay weeraryahankada...