Eng. Yariisow, Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah

Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan, Yariisow, ayaan maanta soo aasnay. Waxay ahayd ka dib markii aan soo saxiixay buug aanan jecleysan in uu...

Allah u naxriisto Marxuum Cabdiraxmaan Cali Sheekh

Anagoo kala ah: 1. Cali Macow Xaaji (Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida ee Dalka China) 2. Sid Cali (Guddiga Jaaliyada Soomaalida ee Dalka China) 3. Cabdinaasir Macow (Guddiga Jaaliyada Soomaalida...

Allah u naxriistee Muumin Caanooy

Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed Mudane Cali Macow Xaaji Asagoo ku hadlaaya dhamaan magaca Jaaliyadda Soomaliyeed magaalada Guangzhou ee wadanka China. Waxaan dhambaal Tacsiyo u direenaa...

Marxuum Guled Mohamed Aden oo geeriyoodey

Fadlan halkan riix si aad tacsi  ugu dhaafto bogga tacsida   Guled Mohamed Aden, the son of Mohamed Aden Jama and Abdia Shiek Ahmed returned to...

Allah u naxriisto Dr. Shariif Cali Zeyn oo ku geeriyoodey magaalada Ottawa, Canada

Waxaa magaalada Ottawa ee dalka Canada ku geeriyoodey Allah u naxriistee Dr. Shariif Cali Zen.  Marxuunka wuxuu ka mid takhaatiirtii ugu horeysey ee ka...

var embedBaseUrl = 'http://www.axadledirect.com/';var embedChannelId = 19;var embedSize = ;var embedAutoplay = true;var embedChat = false;http://www.axadledirect.com/assets/js/embed.js" />

Wasiir Diini: “Horumar waxaan gaari karnaa markaan dib u dhisno Ciidanka Qaranka”

Muqdisho, July 31, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro nabad-diidka, dhismaha iyo...

War Murtiyeed ay wadajir us soo saareen Madasha Midnimada D. iyo Isbaheysiga Qaranimada iyo...

Iyadoo MADASHA MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADU (MMD) tahay Madal iyo Dallad siyaasadeed oo ay ku bahoobeen Ururro Siyaasadeed, Siyaasiyiin iyo xubna ka tirsan Baarlamaanka Dawladda...

Update on Operation Jubba Corridor

On 19 July 2015, the African Union Mission in Somalia (AMISOM) announced the resumption of active military offensive operations against the Al Shabaab. This...

joogaa Garoowe wuxuu ka shaqeeyaa Xawaaladda AMAL, wuxuu u janjeeraa dhanka Damjadiid

Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa dhowaan ansixiyey guddiga doorashooyinka qaranka ee 2016, oo ka kooban 9 xubnood. Marka laga reebo magacyadooda wax xog ama aqoon...

Fadlan Caawin Mashruuca Yateemka Soomaaliyeed

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=Ethb2UDJxyE] Help Yateem:  Waa mashruuc lagu caawinaayo yateemka Soomaaliyeed oo waalidoonta dhintey.  Sida ku cad quraanka kariimka iyo axaadiista nabiga (SCW), waxaa nala amrey...

Somali Leaders unfazed by Public Discontent

Contrary to the ebullient public statements of Ambassador Nicholas Kay, the Special Representative of the UN Secretary General for Somalia like “Somalia is Coming...

Isku shaandheyn lagu wado in lagu sameeyo Golaha Wasiirada iyo wada tashiyo socda

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya inay socoto qorshe la doonayo in Isku shaandheyn loogu sameeyo Golaha Wasiirada Soomaaliya, iyadoo...

Mowqifka Dowladda Puntland ee mooshinka ka dhanka ah barlamaanka Jubaland

Warsaxaafadeedka dowladda Puntland wuxuu u qornaa sidan: Dowladda Puntland markay qiimaysay mooshinka ka dhanka ah sharciyada barlamaanka Jubbaland ee la horkeenay Golaha Shacabka Dowladda Faderaalka...

Shabeellaha Hoose: Diyaarado duqeeyay kooxda Al-Shabaab

Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeeyay goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in madaafiic laga maqlay...

Latest News

Qodobada ay ka wadahadleen Xoghayaha Arr. Debedda UK iyo Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly ayaa khadka isgaadhsiinta kaga wada hadlay, qodobo ay ka...

Tahriibeyaal Soomaali ah oo ku dhintay badda Giriigga

Ugu yaraan 22 qof oo Soomaali ah oo u badan dumar ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen xeebta dalka Giriigga, kaddib...

Taliye cusub oo maanta loo magacaabay BANAADIR kadib dilkii Farxaan Qaroole

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Generaal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta magacaabay taliyaha qaybta guud ee  Booliska gobolka Banaadir,...

QM Oo Ku Baaqday In La Baaro Tahriibayaal Liibiya Ku Dhintay Ka Dib Markii...

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Axaddii wuxuu cambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka...

Khasaaraha Al-Shabaab ku gaaray dagaalkii shalay ‘oo maraya 100 dhimasho ah’

Xog cusub ayaa laga helayaa khasaaraha kooxda Al-Shabaab ay ka kulmeen dagaal shalay ka dhacay deegaanka ee Macawiisleyda ku leeyihiin deegaanka Jicibow,...

Xasan Sheekh oo baabi’iyey laba guddi oo uu sharci darro kuodhisay 0l9 Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kala diray Golaha Adeega Qarsoorka Qaranka iyo Xubnaha Guddiga La-dagaalanka musuqmaasuqa, kuwaasi oo la...