Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay hey’adda UNHCR caawinta Qaxootiga Soomaaliyeed
Mogadishu, March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli...
Cabdullaahi Joorge oo ku geeriyoodey magaalada Jeddah, Saudi Arabia
ANAGOO KALA AH :--
1) CALI JAAMAC CILMI (CALI KUUS) IYO XAASKIISA KHADRA CABDULAAHI XASAN QOOSH
2) CABDULQAADIR QEYSKA
3) YUUSUF DAAUD COLOW BARROW
4) AMIIN CAAMIR
5) CALI...
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee QM oo liiska cunaqabateynta 1844...
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa soo dhoweysey go’aanka Golaha Ammaanka ee QM oo ay liiska cunaqabateynta 1844 ay uga saareen hoggaamiyahii hore ee Al-Shabaab...
Madaxweynaha oo xalay la kulmay shaqsiga loo badinayo inuu noqon doono Ra’iisul Wasaaraha cusub
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Safiirka Soomaaliya u fadhiya Mareykanka Cumar Cabdirashiid oo ah ninka loo wado in...
Xildhibaanada diidanaa mooshinka oo sheegay inay diyaar u yihiin in cod lagu kala baxo
Xildhibaanadii diidana mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumada uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan go’aanka ka soo baxay Gudoonka Baarlamaanka...
The UN gave millions to Somalia. Where did it go?
By George Russell
FoxNews.com
The United Nations for years handed out tens of millions of dollars to non-government organizations involved in humanitarian work in strife-battered Somalia...
International community welcomes newly-elected President of Somalia’s Interim South West Administration
The United Nations, the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), the European Union (EU) and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) welcomed the formation...
Wareysi Xiiso Badan: Awood Qaysiga Puntland Ma Xaqbaa?
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=aNQ9y0JzNE4]
Nicholas Kay oo 3 Maalmood dalka uga Baxaya Haduusan Raali Gelin Baarlamaanka
Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa la sheegay in uu dalka isaga Baxayo Waqti Kooban, hadii uusan...
Iska hor imaad ay labo askari ku dhinteen oo caawa fiidkii ka dhacay afaafka...
Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamo isugu jiray Nabadsugid iyo Boolis ayaa caawa fiidkii ka dhacay afaafka hore ee Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho,...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu Qaabilsan Dhalinyarada oo Booqday...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed Alhendawi ayaa booqasho laba maalmood ah ku bixiyey magaalada Muqdisho...
Dood VOA: Dhalinyarada Soomaalida Minnesota ee ku biira dagaalyahanada ISIS
http://voasomali.share.voanews.eu/flashembed.aspx?t=vid&id=2461811&w=640&h=363&skin=embeded
Madaxweynaha oo ka hadlay kufsiga lagu eedeeyay AMISOM
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay dowladdiisu war cad ka soo saari doonto warbixintii dhowaan ka soo...
Ciidamo Tababar loogu Qaaday Dalka Imaaraadka Carabta
Dufcadii saddexaad ee ka tirsan ciidamada gaarka ee ilaalada Madaxtooyada ayaa loo qaaday tababar ay ku soo qaadan doonaan dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta,...
Howlgallo Lagu Sifeeynayo Haraadiga Alshabaab Oo Saaka Ka Socda Gobollada Hiiraan Iyo Galgaduud
Ciidamada XDS oo ay wehlinayaan kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa ineey saaka howlgallo saf ballaaran ah oo ka dhan ah Shabaab ka bilaabeen...