Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Peter Drennan
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay galab aqalka madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka xog-hayaha guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan...
Qaraxyo siyaabo kala duwan oga dhacay Kismaayo
Qaraxyadan oo ahaa Bambanada gacanta laga tuuro ayaa Kooxo hubeysan waxaa ay ku weerareen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka KMG ah ee Juba kuwaa...
Safiirka Talyaaniga oo booqanaya Punt-land
Safiirka Dowladda Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Fabrizio Marcelli, ayaa maanta tagay magaalada Garoowe oo uu kulamo kula yeeshay madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali...
Yes, I’m Hot In That: But people asking about my hijab aren’t really concerned...
Source: Medium.com
But people asking about my hijab aren’t really concerned about temperature
Summer is upon us, and with the eager anticipation of any new...
Soo Laabashada Soomaalida Qurbaha: Aragtida iyo Saameynta
Qurba-joogta Soomaaliya kusoo laabtay waa kuwa aad uga muuqda dalka. Soo laabashadoodu waxay dhalisay dood ku saabsan qurba-joogta iyo sida uu dalku uga faa’iideysan...
FAGAARAHA 12TH SOMALIA DOORASHO MAKA DHICI KARTAA 2016
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=7Sa9Jc76M7U]
Wasiir Ku Xigeenka Gaashaandhigga Oo Sheegay In La Xalliyay Colaaddi U Dhaxeeysay Beelo Ku...
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga ee xukuumdda Soomaaliya ayaa sheegay in lagu guuleeystay xallinta shaqaaqooyin ka dhacay gobolka Gado, isagoo intaa ku daray in la...
Wafdi uu hogaaminayay Guddoomiye Muungaab oo ku soo laabtay Muqdisho
Wafdi ballaaran uu hogaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muugaab oo ku sugnaa Dalka Turkey ayaa maanta dib ugu soo laabtay Dalka gaar...
Kenya oo markale soo cusbooneysiisay damaceedii badda Somaaliya
Qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa dalka Kenya ayaa shalay bogagooda hore kus oo daabacay in dowladda Kenya ay ku rajo weyntahay...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormeeray Siminaar Guddiga Dastuurka Ee Baarlamaanka Uga Soconaya Kampala
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kormeeray siminaar Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya uga...
Barakac ka bilowdey deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose
Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxaa ay soo sheegaya in deegaanno ka tirsan gobolka ay ka bilowden barkac ay sameenayey...
Mareykanka oo walaac ka muujiyay Al-Shabaab
Safaarada Mareykanka ee magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa ku boorisay muwadiniinteeda ku sugan iyo kuwa u soo safraya dalkaasi in ay...
Maamulka Jubba oo la kulmay booliska AMISOM
Maamulka KMG ah ee Jubba iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan booliska AMISOM ayaa kulan looga hadlay adkaynta ammaanka ku yeeshay magaalada Kismaayo.
Madaxweyne ku-xigeenka...
Dowladda Federaalka oo mooskii ugu badnaa ka dhoofisay dekeda Muqdisho
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mooskii ugu badnaa muddo Toban sano ah ka dhoofisay Dekeda Muqdisho, iyadoo loo dhoofiyay dalalka Kuwait iyo Imaaraadka Carabta.
Wasiirka Beeraha...
Muqdisho: Habeenkii Labaad oo Madaafiic lagu Garaacay
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa Habeenkii Labaad Xaafado ka mid ah waxaa lagu garaacay Madaafiic.
Xalay ayaa Madaafiic ka badan kuwii habeen hore...