Israa’iil oo booliskeeda awoodo dheeraad ah siisay
Israa'iil ayaa waxa ay ciidankeeda booliska siisay awood ay xadidaad ugu soo rogi karaan qeyba ka mid ah bariga magaalada Qudus, kaddib markii...
3 Qof oo ku dhimatay weeraro ka dhacay Quddus
Sadex Israa'iiliyiin ah ayaa middi lagu dilay, iyadoo dhowr iyo toban kalena lagu dhaawacay qaybo kala duwan oo Isreal ah.
Waxay qayb ka yihiin...
Baadigoobka xujeyda Mali ee la’yahay
Haweeney Mali u dhalatay, ayaa sameysay bog Facebook oo gacan ka geysanaya sidii loo heli lahaa waxa ku dhacay labo boqol oo Mali...
Gantaallo ku dhacay safaaradda Ruushka ee Dimishiq
Laba gantaal ayaa ku dhacay dhismaha safaarada Ruushka ee magaalada Dimishiq.
Dhowr boqol oo qof, ayaa isugu soo baxay bannaanka iyaga oo taageera u...
Diyaarad UK ay leedahay oo dhacdey iyo Khasaaro ka dhashay.
Diyaarad nooca Helicopter ah oo ay leedahay Dowlada UK oo ka mid ah ciidamada NATO ee Afghanistaan ayaa ku soo dhacday Airporka Militariga ee...
Qaraxyo ka dhacay Cameroon
Militeriga Cameroon, ayaa sheegay in labo weerar oo isqarxin ah ay ka dhaceen waqooyiga fog ee dalka, meel u dhow xadka ay la...
Gantaallo laga tuuray Qaza oo ku dhacay Israa’iil
Ciidamada israa’iil waxa ay sheegteen in koox hubeysan oo Falastiin ah ee Marinka Qaza ay gantaallo ku tureen dhanka ay Israa’iil maamusho, saacado...
Bilada Nopel ee nabada oo lagu dhawaaqay
Daqiiqadihii ugu danbeeyay ayaa la siiyay abaalmarinta Nobel Peace hogaamiyayaasha Kooxda Qaranka Tunisia ee Wadahadalka. Waxay ka mid ahaayeen in kabadan laba boqol...
Maraakiibta Ruushka oo gantaalo ku riday Suuriya
Ruushka ayaa sheegay in maraakiibtiisa dagaalka ee badda Caspianka ay ku rideen labaatan iyo lix gantaal kooxda la magac baxday dowladda Islaamiga ee...
Facebook oo bilaabaya Satellite 2016
Facebook ayaa ku dhawaaqay barnaamijkii ugu horeeyay oo internet sattellite ah loogu samaynayo Afrika.
Shirkadda ayaa sheegtay iyadoo la shaqaynaysa shirkadda Faransiiska ee Eutelsat,...
Daadad iyo duufaano 17 ku dilay Faransiiska
Dabaylo iyodaadad ayaa ku dhuftay koonfurta bari ee dalka Faransiiska, waxaa ku dhintay ugu yaraan 17 ruux waxaana la la'yahay afar ruux oo...
Muhaajiriinta oo ka badan intii hore
Wararka ka imaanaya Jarmalka, ayaa sheegaya in mas'uuliyiintu ay aaminsan yihiin, in tirada dooneysa magangalyada sanadkan, ay ku dhowaad ka badan yihiin labo...
Diyaaradaha Russia oo galay Turkiga
Turkiga, ayaa sheegay in uu joojiyay diyaaradaha Russia oo ku xadgudbay hawadeeda meel u dhow xadka Syria.
Turkiga oo ka carrooday arrintaasi, ayuu wasiirka arrimaha...
Assad oo dhaliilay duqeynta Mareykanka
Madaxweynaha Syria, Bishaar Al-assad, ayaa sheegay in isbahaysiga u dhexeeya Syria, Russia, Iran iyo Ciraaq ay tahay in uu guuleysto, hadii kale gobolka oo...
Gobolada Koonfurta Sudan oo la badiyay
Madaxweynaha dalka Koonfurta Sudan, Salva Kiir, ayaa ku dhowaad seddax laab ka dhigay tirada gobolada dalka.
Gobolada oo toban ahaa ayaa laga dhigay sideed...